GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Warar goos-goos ah oo khuseeya deegaamada Ismaamulka Soomaalida..16 Mar 2025
Jijjiga: Shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin sarsare oo uu kamid yahay M/weynaha Kililka mudane C/Laahi Xasan, Hogaanka Nabad galyada Kilika mudane Cabdi Maxamed iyo waliba Oday dhaqameedyo kasoo kala jeeda beelihii todobaadyo kahor dagaalada Read More


Addisababa: Meles Zenaawi oo Eriteriya kusheegay inay isu badashay goob argagaxiso..15 Mar 2025
Raisul wasaaraha dawlada Ethiopia Males Zenaawi ayaa maanta wareysi siiyay idaacadda Aljazeera kusheegay inay dawladda Eriteria ay kadanbayso dadkii lagu afdubay wadankooda gudihiisa, isla markaasna ay Read More


Faah-faahintii Shirkii Ohio ee looga arinsanayay Dhibaatada Somalia..15 Mar 2025
Sida aanu horay u shaacinay waxaa March 10-11, 2007 ka dhacay kulan balaadhan oo lagu qaadaa dhigay xaalada murugsan ee geeska Africa.

Magaalada Columbus oo ah xarunta gobolka Ohio ayaa nasiib u heshay inay marti galiso kulankii ugu horeeyay kulama isdaba joog noqondoona oo ay yeelanayaan Aqoon-yahanka Somalida qurbaha.
Read More


Nairobi: Somalia government to remain in capital, says PM..14 Mar 2025
The Somalia transitional government will continue operating from the country�s capital, Mogadishu, despite Tuesday�s attack on President Abdullahi Yusuf�s palace. Read More


Muqdisho: Ugu yaraan 4 qof ayaa kudhintay weeraradii maanta kadhacay Muqdisho..13 Mar 2025
Ugu yaraan dad gaaraya 4 qof ayaa kudhintay weeradadii maanta, halka dhowr toban kalena ay kudhaawacmeen madaafiicda maanta lagu soo riday qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Read More


London: Shantii xubnood ee labo todobaad kahor lagu afduubay gobalka Canfarta oo iyagoo nabad qaba maantal asoo daayay!!..13 Mar 2025
Labo todobaad kahor ayay ahayd markii Gobalka Canfarta ee Ethiopia afduub loogu geestay xubno European ah oo isugu jiray 3 Ingiriis ah, mid Italian iyo ingriis iskujir ah iyo mid Fransiis ah oo dhamaantood Read More


Ware degdeg ah:Qaraxyo waaweyn oo kadhashay hoobiyaal si is daba joog ah galabta loogu soo weeraray xarunta Villa Soomaaliya xili Md C/laahi Yuusuf uu maanta soo gaaray magaalada Muqdisho..13 Mar 2025
Xarunta Villa Soomaaliya ee fariisinka u ah Md C/laahi Yusuuf ayaa xilli uu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho goor dhoweyd lagusoo weeraray madaafiic iyo hoobiyaal aad u waaweyn oo sawaxankooda laga maqlayay magaalada Muqdisho. Read More


Ohio: North-American Somali Diaspora Conference ended successfully..12 Mar 2025
Columbus, Ohio: More than 130 Somali scholars, intellectuals and politicians from the United States and Canada gathered two days conference in Columbus, Ohio, to map a way out of the current Somalia crisis, and end an Ethiopian occupation with a crystal clear mandate for neutral force has ended successfully. Read More


North-American Somali Diaspora Conference..09 Mar 2025
Finding a Way Out of the Current Somali Crisis

The aim of the conference is to come up the best approach to resolve the Somalia crisis and action plan to implement the outcome of the conference.
Read More


Kidnapped Britons 'safe in Eritrea'..09 Mar 2025
Five British embassy staff who were kidnapped in Ethiopia over a week ago are reported to be safe.The Foreign Office said it is investigating reports that the group, who are all connected to the embassy in the Ethiopian capital Addis Ababa, are in neighbouring Eritrea, but it was unable to confirm anything. Read More


Kismaayo: Gudoomiyaha J/Hoose Ilyaas Badal Gaboose oo wareegto soo saaray iyo Ciidamadii Ethiopianka oo magaalada Kismaayo galabta faaruqiyay..08 Mar 2025
Ciidamada Ethiopianka ee mudada labada bilood ah gacanta kuhaya magaalada Kismaayo iyo guud ahaanba gobalka Jubbada Hoose ayaa maanta faaruqiyay goobihii ay magaalada Kismaayo kadeganaayeen Read More


Muqdisho: Madaafiic lagusoo weeraray garoonka Diyaaradaha Muqdisho, xilli ciidamo Ugandha kasocday ay kasoo dagayeen garoonka!!!..06 Mar 2025
Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa waxaa lagu soo tuuray madaafiic gaaraya 8 oo hoobiyaal ah, xili halkaas ay kasocotay qaban qaabo soo dhaweeyn ah oo loogu talagalay ciidamo 400 ah Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com