GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: "Kismayo waxaa loo xoreeyay shareecada islaamiga. Waxaana laga xoreeyay dulmigii dagaal oogayaashu, waxaana laga hortagay hamigii ciidamada shisheeye" Sheekh Xasan Turki hadalkiisii u kajeediyay beerta xoriyadda kismaayo ..25 Sep 2024
Ciidamada maxkamadaha islaamiga oo wata in kabadan 100 gawaarida dagaalka ayaa si nabad galyo ah iyagoon xabad qosh kasiinin magaalada Kismaayo kasoo galay jidkasta oo magaalada soo gala. Read More


Kismaayo: Sheekh Xasan Turki oo horkacaya Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga oo Gacanta kudhigay Kismaayo iyo Barre Hiiraalle oo wata 15 Tikniko oo 5:00 galabnimo ka huleelay garoonka diyaaradaha Kismayo isagoo baxsad ah!!!..24 Sep 2024
Dagaal ooge Barre Hiiraale oo wata 15 tikniko ah ayaa 1700hrs galabta sacadda kismaayo iskaga huleelay garoonka diyaradaha ee magalada Kismayo. Read More


Kismaayo: Raaskaanbooni Ciidamadii joogay oo usoo ruqaansaday dhinaca Kismaayo iyo Barre Hiiraalle oo la go,doomiyay!!!..24 Sep 2024
Wararka sida is daba jooga ah ugu soo dhacaya miiska wararka ee Godeynews ayaa sheegaya in magaalada Raaskanbooni ay xalay saqdii dhexe kasoo dhaqaqeen 400 oo kamid ah ciidamada sida goonida ah u tababaran ee fadhiisinka kuleh magaalada Raaskanbooni. Read More


Jamaame: Sheekh Xasan Turki iyo Ciidamada maxkamadaha islaamiga oo Qabtey Jilib, Kabsuuma iyo Sanguni caawana soo gaari doono magaalada Jamaame, baritona laga filayo in meel fagaare ah kula hadlaan dadweynaha magaalada Kismaayo!!..24 Sep 2024
Qeyb kamid ah Guutada AL-Shabaab ee Ciidamada maxaakiimta oo sii hordhac ah uuna hogaaminayo Sheekh C/risaaq (Fasaleeti) iyo saraakiil kale ayaa waxaa lasheegayaa inay baaburtooda dagaalku aad u dheeraynayaan si xawaara leh ugusocdaan dhinaca Kismaayo. Read More


Kismayo: Guddoomiye K/xigeenka Isbahaysiga D/ Jubba Seeraar oo shaaciyay in uu bur-buray Isbahaysigii D/Juba ..24 Sep 2024
Guddoomiye ku xigeenka isbahaysiga dooxada Jubba Yuusuf Mire Maxamud Seeraar ayaa shaaciyay in uu bur buray maamulka isbahaysiga dooxada Jubba oo ka talinayay gobollada Jubooyinka, xilli ciidamada maxaakimta islaamiga ay ku sii jeedaan magaalada Kismaayo si ay ula wareegaan. Read More


Kismaayo: Barre Hiiraale oo isaga cararay Kismaayo iyo maxaakiimta islamiga oo dalbaday darawallo horleh oo u kaxeeya baaburta laga soo wareejinayo maleeshiyaadka hubka lagaga dhigayo Kismaayo!!!..24 Sep 2024
Wararka degdeg ah ayaa waxay sheegayaan in Barre Hiiraalle uu telefoon kula soo hadlay Sheekh Xasan Turki isagoo codsanaya in wadahadal lala galo diyaarna uu u yahay inuu hubkiisa iyo maleeshiyaadkaba uu wareejiyo, Read More


Muqdisho: Ugaaska beesha Sadde oo maanta warsaxaafadeed ku wajahan xiisadaha ka taagan jubooyinka ka soo saaray Muqdisho..24 Sep 2024
Ugaaska beesha Sadde, ahna afhayeenka salaadiinta beesha Daarood Ugaas Maxamed weli Sheekh Axmed Nuur ayaa maanta ka soo saaray magaalada Muqdisho war saxaafadeed ku wajahan mowqifka uu ka taagan yahay xiisadaha colaadeed ee gobolada Jubooyinka Read More


Jilib: Sheekh Xasan Turki oo saaka la hadlay dadweynaha degmada Jilib si heer sare ahna looga dhaweeyay!! ..24 Sep 2024
Ciidamada maxaakiimta islaamiga oo aad u fara badan watana 70 gawaarida dagaalka ayaa waxaa illaa iyo shalay kusugnayaan degmada Jilib, kadib markii ay shalay magaalada kacarareen maleeshiyaadkii dooxada jubba oo hadda kahor joogi jirey. Read More


Bayaan: War saxaafadeed ay Beesha Absame ka soo saartay xiisadda ka aloosan Jubooyinka..23 Sep 2024
Ururka Absame Confederation Council (ACC)

"Waxaan u sheegaynaa Bare Hiiraale inuu hubka dhigo dhib la�aanna uga baxo magaalada Kismaayo inta uu jaaniska haysto una noqdo deegaankii uu ka yimid hadii kale uusan heli doonin meel uu ku baxsado marka xoogagga maxkamadaha ee uu hor kacayo Sheekh Xasan Turki laadka ku dhuftaan."
Read More


Caanaha Geela oo Daawa u noqday cuduro fara badan. Qore Faarax Cabdisamed(Kanada)..23 Sep 2024
Caanaha geelu waa mucsjiso laga yaaban yahay faa�iidooyinkoodu, marka la eego qaddarka fitamiinka C ee ku jiro 3.5 mg kiiba oo la eg 100 ml. Caanaha geela dhaqanka carabta waxaa loo haystaa inuu ku fiican yahay Read More


Jijjiga: Trainings for Somali State judges bearing fruit: State supreme court ..22 Sep 2024
President of the Somali State Supreme Court said the trainings offered to judges in the state in a bid to facilitate the justice system is registering encouraging results.

Read More


Warsidaha Godeynews oo idin leh "RAMADHAAN KARIIM" bishii Ramadhaan oo meelo kala gedisan lagasoo sheegayo. ..22 Sep 2024
Hadi aan nahay bahda Godeynews waxaan akhristayashanada sharafta leh ugu bishaarenaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadhaan inay kheyr iyo danbe dhaafba kala kulmaan bilashada bishan barakaysan. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com