GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Ogeysiis: Shir balaaran oo loo qabanayo Wasiiru Dawlaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada Mudane Khadar Macalin oo Kadhici doono Minneapolis!!!..08 Sep 2024
Waxaa dhamaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka soo jeeda degaanka Soomaalida Ethiopia ee ku nool magaalooyinka mataanaha iyo nawaaxigooda la ogeysiinayaa in ay ka soo qayb galaan kulan ay qabanayaan wafdi uu hogaaminayo wasiiru-dawlaha shaqada iyo arrimaha bulshada ee dawlada federaalka Ethiopia mudane Khadar Macalin Cali. Read More


Annan criticizes Eritrea for hostile acts..07 Sep 2024
Secretary-General Kofi Annan strongly criticized yesterday a �pattern of hostility� Eritrea has demonstrated towards the world body.

The Secretary-General was reacting to the expulsion five UN security personnel by the country and its recent arrest of another staffer
Read More


SAN DIEGO CONFERENCE: A conference on the political and humanitarian situation in the Ogaden!!!..07 Sep 2024
The Ogaden Voice for Peace Working Towards Lasting Peace in the Ogaden. FRI. SEPT 8 - 2:30-7:30pm- IPJ Theatre - The Ogaden Voice for Peace and the Joan B. Kroc Institute for Peace & Justice are hosting a working conference: "Working Towards Lasting Peace in the Ogaden. " This public event will examine the current political and humanitarian situation in the Ogaden -- a disputed region in Eastern Ethiopia. For more information, please read more. Read More


Afdheer: Raashin kaalmo ah oo loogu talagalay dad shicib ah oo kutabalaysan degmada Guuradhaamoole oo si sharci darro ah loo gatay!!..06 Sep 2024
Madax xafiiseedka kahortagaa masiibooyinka degmada G/dhuumaalo ee gobalka Afdheer ayaa sida wararku sheegayan dhunsaday raashin gargaar ah oo noocyo kala gedisan ah, Read More


San Diego: Wasiiru Dawlaha shaqada iyo arimaha bulshada dawladda federaalka Itoobiya Mudane Khader Macalim Cali oo shir layeeshay Jaalliyadda Ismaamulka Soomaalida ee kudhaqan SAN DIEGO!!! ..06 Sep 2024
Waxaa booqasho ku yimid magaaladan San Diego Wasiiru Dawlaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dawladda Fadaraalka Itoobiya Maxamed Macallin Cali oo ku magac dheer Khadar. Read More


Jijjiga: Somali state police says ethnic conflicts, disputes with neighboring states on decline..06 Sep 2024
The Somali Police Commission said sporadic ethnic conflicts in the state have been declining while disputes with neighboring Afar and Oromia states are being resolved.
Read More


Jijjiga: Tababrkii usocday masuliyiinta ugu sareeya xafiisyada kala gedisan ee 52 degmo ee DDS oo M/weyne Cabdullahi Xasan Lugbuur maanta khudbad dheer kasoo jeediyay!!!..05 Sep 2024
M/weyne Cabdullahi Xasan Lugbuur ayaa maanta kaqeyb galay xaflad balaaran oo lagusoo gabagabenayay shirkii mudada 10 cisho ah ugu socday magaalada Jijjiga masuuliyiinta ugu sareeya 52 degmo ee ismaamulka soomaalida. Read More


Godey: Xafiiska kahortagga masiibooyinka heer kilil, haydaha WFP, Unicef, OWDA iyo waliba wafti heer fedaraal ah oo soo booqday degmooyinka Qalaafe iyo Mustaxiil!!..05 Sep 2024
Madaxa xafiiska kahortagga masiibooyinka kililka, isla mar ahantana ah gudoomiyaha gargarka degdega ah ee Gobalka Godey mudane Mukhtaar Sayid iyo hayado caalima ah sida WFP, Unicef iyo midda wadaniga OWDA. Read More


Nayroobi: Shirkii wadamada IGAD ee maanta kafurmayay Nayroobi oo inuu fashilmo kudhow!!!..05 Sep 2024
Shir lagu rabay in lagaga hadlo arimaha ciidan keenista Soomaaliya oo ay iskugu imaan lahayn madaxda wadamada kubahoobay urur gobaleedka IGAD ayaa maanta furmi waayay kadib markii ay kasoo qayb gali waayeen madaxda wadamada Jabuuti, Eriteria, Uganda iyo Suudaan. Read More


Baaq Ku Wajahan Gargaar Deg Deg ah Xaalada Adag Ee Lasoo Daristay Magaalada Ceelbarde ..05 Sep 2024
Degmada Ceel-Barde oo ka tirsan degmooyinka hoos Yimaada gobolka Bakool ee dalka Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa xaalad Bani Aadamnimo tii xumeyd ee mudooyinkan dambe la arko, ka dib markii dadka ku nool degmadaas iyo tuulooyinka hoos yimaada ay la soo deristay Read More


Jijjiga: XAGEEY KU DANBAYSAY WAAN WAANTII NABADEEED EE GOBOLKA SOOMAALIDDA? ..04 Sep 2024
Xagee ugu danbaysay dadaaladii nabadeed ee hormudka ka ahaayeen guurtada ismaamulka soomaalida kaasoo socday muda dheer, isla markaasna lasheegayay in shirwayne lagu qaban doono wadanka gudihiisa si looga wada hadlo mustaqbalka gobolka. Read More


Jijjiga: Qaraxii Jijjiga oo bomb gacmeed ahaa hal qofna dilay todoba kalena dhaawacay!!..03 Sep 2024
Qaraxii xalay kadhacay magaalada Jijjiga ayay booliska magaalada Jijjiga sheegayaan inuu kudhintay hal qof todaba kalena ay dhaawac yihiin oo isbitaalka Karamardha ee magaalada Jijjiga dhawacoodii lagu daweynayo. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com