GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Dagaalkii udhexeeyay Midowga Maxaakiimta iyo Ethiopianka oo maalintii afraad kaqaraxay inta udhexeesa Manaas iyo Iidaale!!!..22 Dec 2024
Ciidamada Maxaakiimta iyo kuwa Ethiopianka ayuu markale maalintii afraad kadhex qaraxay dagaal qaraar oo kabilawday meel 7km ujirta dhinaca xerada Manaas kaga aadan tuulada Iidaale. Read More


War Deg Deg ah : Golaha Maxaakiimta ayaa caawa dhinacooda sheegtay inay aaga Manaas kusoo rideen labo diyaradood oo Ethiopian ah oo dhawacyadooda uruurinayay!! ..22 Dec 2024
Golaha maxaakiimta ayaa caawa war degdeg ah kasii daayay televiosanka Universal TV oo sheegaya inay galabta soo rideen labo diyaaradood amaba ugu yaraan hal diyaarad oo helicopter ah Read More


FACTBOX-Somalia's role in Horn of Africa tensions..21 Dec 2024
Dec 21 (Reuters) - Hardline Islamist leader Sheikh Hassan Dahir Aweys on Thursday said his powerful military movement was at war with Ethiopian soldiers in Somalia.

Witnesses says Ethiopian troops are helping the interim Somali government fight Aweys' Somalia Islamic Courts Council (SICC) near the government stronghold of Baidoa in the most sustained combat so far between the rival Somali factions.
Read More


War deg deg ah Madaxda Maxaakiimta oo Villa Baydhabo kuqabtay shir jaraa!id ay kaga hadleen dagaallada saaka mar kale kaqarxay hareeraha degmada Baydhabo!!..21 Dec 2024
Golaha maxakiimta islaamiga ayaa maanta shir jaraa!id kuqabtay xarunta Villa Baydhabo ay kaga warbixiyeen dagaalka ay kula jiraan ciidamada dawladda soomaaliya iyo kuwa Ethiopianka. Read More


Baydhabo: Dhaawacii ciidamada Ethiopianka oo galabta diyaar lagaga qaaday Airportka Baydhabo, laguna sheegay in loo qaadayo magaalada Godey!!!..21 Dec 2024
Dagaalkii maanta udhexeeyay ciidamada maxaakiimta iyo kuwa dawladda FKS oo kaashanaya ciidamada Ethiopianka ayaa keensaday khasaare aad u balaaran oo isugu jira dhaawac iyo dhimasho fara badan. Read More


Muqdisho: Wafti caalami ah oo uu horkacaya Liuis Micheal oo soo gaaray Muqdisho..20 Dec 2024
Wafdi caalami ah oo kasocda EU oo uu horkacayo Liuis Micheal oo ah madaxa horumarinta iyo arimaha bini aadinimada ayaa goor dhaweyd kasoo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Read More


Buurxakaba: Maxaakiimta oo si toos ah ula wareegay Daynuunay iyo dagaalkii weynaa oo wali kasocda agagaarka Manaas..20 Dec 2024
Ciidamada maxaakiimta islaamiga ayaa dagaal faraha lagaga gubtay oo ay lagaleen ciidamada dawladda iyo kuwa Ethiopianka ah kula wareegay xerada Daynuunay Read More


Muqdisho: Midowga Maxaakiimta Islaamiga oo sheegtay in lawareegeen Iidaale iyo xerada ciidanka ee Daynuunay. ..20 Dec 2024

Dagaal qaraar ayaa waxuu hadda kasoconayaa deeganada Iidaale iyo meel aan kafogayn maanya fuulka Baydhabo oo ay ciidamada Ethiopianka iyo kuwa dawladda ay dhufays kaga jiraan.
Read More


Baydhabo: Salaad Cali Jeele oo faah-faahin kabixiyay dagaalkii shalay iyo waliba iska hor imaad hor leh oo dhexmaray labada ciidan ee Ethiopianka iyo Maxaakiimta..20 Dec 2024
Wasiir kuxigeenka Gaashaandhigga DFKS Salaad Cali Jeele oo maanta kawarbixinayay dagaal shalay galab dhexmaray ciidamada maxaakiimta aaga Idaalle ayaa qirtay in xagooda uu soo gaaray 1 dhimasho ah iyo mid kale oo dhaawac ah. Read More


Kismaayo: Dadweynaha degmada Afmadow oo ay maanta diyaarado raashin gaarsiiyeen, kadib markii jidadkii roobab kala xireen!!!..20 Dec 2024
Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta si daba joog ah uga kacayay una soo degayay 2 diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca ah amaba helicopter ah oo kaalmo gaarsiinayay dadka dhibaatadu kasoo gaartay roobabkii badnaa Read More


OGAYSIIS: Shir lagaga hadlayo Arimha Goballada Jubbooyinka oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Absame ee kudhaqan magaalada Oslo ee wadanka Norway. ..20 Dec 2024
Dhamaan xubnaha jaaliyadda beesha Absame ee kudhaqan dalka Norway waxaa la ogaysiinayaa inuu jiro shir ballaaran oo kadhacaya magaalada Oslo, kaasoo lagaga hadli doono arimaha Soomaaliya, gaar ahaan arimaha Goballada Jubbooyinka Soomaaliya. Read More


Nairobi: Envoy makes bid to avoid war in Somalia..20 Dec 2024
A European Union envoy plans to fly to Somalia to promote peace talks after weeks of saber rattling by the besieged government and an advancing Islamic movement. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com