GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Abshir Bacadale oo ka gabyey ku soo biiridii Kismaayo ee Midowga maxkamadaha..30 Sep 2024
Abshir Bacadle oo ah gabayaa soomaaliyeed oo caan ah, isla markaasna inta badan tiraya gabayada diiniga iyo kuwa wadaniga ayaa maanta gabaygan iyo jiiftadaba ugu talagalay qabsashada Sheekh Xasan Turki oo horkacaya xoogaga maxaakiimta islaamigu soomaaliyeed kula wareegeen talada magaalada Kismaayo. " Hirka Absame haddii aanan ku helin ma ihi deegaane" Read More


Waxgaradka Jubboyinka ee UK. "Taageero buuxda ayaan u haynaa isbedalka xaqa ah ee kadhacay Kismaayo."..30 Sep 2024
Waxaan Taageero Buuxda Halkan ka siinaynaa Isbadalada Xaqa ah ee ka dhacay Maagala Madaxda Jubbada Hoose ee Kismaayo Kuwaas oo ku yimid Rabitaanka Shacabka. Read More


Kismaayo: Waxgaradka beesha Harti oo C/laahi Yuusuf usheegay inay taageersan yihiin maxkamadaha Islaamiga, isla markaasna ay maxkamaduhu kakorqaadeen dulmigii iyo boobkii jabhadii burburat ee Dooxada Jubba!!!..30 Sep 2024
Masuliyiinta golaha maxaakiimta soomaaliyeed ee goballada jubooyinka ayaa kullan layeeshay masuuliyiin dhaqameed iyo dad waxgarad ah oo kasoo jeeda beesha Harti kuna sugan magaalada Kismaayo. Read More


Waxaad waayo maashaba; Nin leh baa weel isagu gaysta!..28 Sep 2024
Col. Barre Hiiraalle waa ay ku adkayd inuu ka huleelo Kismanyo maadaama ay gacan ku haynteedu magac iyo maamuusba u samaysay! Balse waxay Somalidu tiraahdaa .... Read More


REUTERS: Cajalad Video ah oo kusaabsan qabsashadii magaalada Kismaayo ee ciidamada maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed!!!..28 Sep 2024
Qabsashadii ay ciidamada maxaakiimtu kula wareegeen magaalada Kismaayo ayaa waxaa wakaalada wararka ee Reuters kaduubay cajal video ah ee hadii aad rabto inaad aragto hoos riix: Read More


Kismaayo: Xaflad balaaran oo ay ciidamada maxaakiimtu kula wareegayaan hubkii Goobaale iyo Seeraar oo Gaaraya 18 tikniko ah iyo 300 maleeshiyaad ah!!!..27 Sep 2024
Kulan balaaran oo hubka lagaga wareejinayo Goobaale iyo Seeraar ayaa hadadan oo warka qoreyno waxuu kasocdaa badhtamaha magaalada Kismaayo. Read More


Kismaayo: Goobaale iyo Seeraar oo kamid ahaan jirey (IDJ) ayaa sheegay inay si degdeg ah hubkooda si nabad galyo ah ugu wareejinayan ciidamadaha maxaakiimta ee gacanta kuhaya magaalada Kismaayo!!!..27 Sep 2024
War maanta uu warbaahinta u sheegay afhayeenka ciidamada maxaakiimta soomaaliyeed ee gacanta kuhaya goballada Jubooyinka Sheekh Ibraahim Shukri (Abuu-Zeynab)ayaa waxuu kushegay in maanta la go,aamiyay inay Goobaale iyo Seeraar ay hubkooda ciidamada maxaakiimta kusoo wareejiyaan. Read More


Col: Barre Hiiraalle iyo maleeshiyaadkiisii oo lasheegay inay gaareen G/Gedo..26 Sep 2024
Barre Hiiraale iyo maleeshiyaadkiisii uu labo maalmood kahor kala baxsaday magaalada Kismaayo ayaa waxaa lasheegayaa inuu si nabad kugaaray gaaray deegaanka Gariilley oo katirsan gobalka Gedo. Read More


Nairobi: Siyaasiga Faarax Macalim Dawaare iyo Mufti Sheekh Maxamed Ummal oo hogaaminaya wafti ballaran ayaa maalinta arbacada soo gaar doono magaalada Kismaayo!!!..26 Sep 2024
Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waxay sheegayaan inay maalmahan soosocda magaalada Kismaayo kusoo beegan yihiin wafti balaaran oo ay lasocdaan siyaasiga caanka ah Faarax Macalim Dawaare iyo Mufti Sheekh Maxamed Ummal. Read More


Kismaayo: Magaalada Kismaayo oo aad u xasiloon iyo Ciidamada Xoogaga Maxaakiimta oo magaalada fariisino kala gedisan kasameystay..25 Sep 2024
Magaalada Kismaayo ayaa maanta gabalku uu caadi ugu dhacay, waxaana weli socda Dejinta ciidamada maxaakiimta goob kala gedisan oo kamid ah hal-bawlayaasha magaalada Kismaayo. Read More


Kismaayo: Col.Cabdi Cigaal Jaamac oo kamid ah haraadigii Isbaheysiga Dooxada Jubba oo codsaday inuu Golaha Maxaakimtu lashaqeeyo...25 Sep 2024
Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed oo Allaah uu u suurta geliyay in ay lawareegaan Maamulka Gobolada Jubbooyinka ayaa durba waxaa soo gaaraya Codsiyo fara badan. Read More


Kismaayo: Degmooyinka Kismaayo, Afmadow, Bu,aale, Salagle, Xager, Jamaame, Ceelbarde, Yeed ,Badhaadhe, Kulbiyow, Raaskanbooni iyo Dhoobley oo ay kadhaceen banaabaxyo lagu taageeriyo sheekh xasan Turki iyo ciidamadiisa maxakiimta islaamiga oo gacanta kudhigay goballada jubooyinka!!..25 Sep 2024
Waxaa maanta isugu baxay fagaarayaasha magaalooyinka Afmadow, Badhaadhe, Xagar, Bu,aalle, Salegle, Ceelbarde, Yeed, Dhoobley, Kulbiyow iyo Raaskanbooni dadweyne aad u fara badan oo wajigoodu ka muqato qiiro iyo farxad kuna qaylinaya erayo ay kamid yihiin; Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com