GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Qabridaharre: Isu socodkii dadweynaha kunool deegaanka Qabridaharre oo ciidamadu xayiraad kusoo rogeen iyo khadadkii telefoonada (Land Lines iyo internetka) JigJiga oo aan sidii hore u fiicnanyn..26 May 2025
Wararka Godeynews kasoo gaaraya meelo kamid ah gudaha dhulka Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya ayaa waxay soo sheegayaan waji colaadeed oo dadweynaha deegaanku uu culays Read More


Abaaqorow: Masuliyiin heer kilil iyo mid gobalba oo hadda ku sugan degmada Abaaqorow..26 May 2025
Sida wararku sheegayaan waxaa magaalada Abaaqorow in muddo ah ku sugan mudanyaal iyo masuuliyiin kala gedisan oo kasoo jeeda deegaamada u ka kooban yahay Gobalka Godey. Read More


Godey: Kirada guryaha dhagaxa ah ee magaalada oo si lama filaan ah sicir barar ugu dhacay, kadib markii hayado(NGOs) oo hor leh ay magaalada saldhigyo ka samaysteen..26 May 2025
Magaalada Godey ayaa inta badan waxaa ka dhaca abaaro wax yeeleeya mar walbaba deegaanada hoos yimaada iyo waliba magalooyinka kale oo ku hareeraysan oo siyaabooyin kala gedisan shacab koodu ugu tiirsan yihiin Godey.. Read More


Guurtadii Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya Qaybteeda Waqooyiga America oo Caawa Dib Ugu Laabanaya Magaalada Addisababa ..24 May 2025
Guurtadii Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya qaybteeda W.Amerika ayaa hadda oo saacaddu tahay 1700hrs E.T waxay diyaarad dib ugu raaceen wadanka Ethiopia magaalada Addisababa. Read More


Master plan studies underway with 10mln birr in Somali state ..24 May 2025
Studies that would lay ground work for the preparations of master plans of eight towns in Somali state have been launched with an outlay of 10 million birr Read More


Ambassador Says Washington 'Wrongly Blamed' for Fighting in Mogadishu ..24 May 2025
top U.S. diplomat is rejecting claims that Washington has fomented deadly violence in Somalia's capital, Mogadishu.
Read More


UNICEF donates 2.2mln birr to help boost primary education in Somali State ..22 May 2025
Jijjiga, May 22, 2025 (WIC) - The United Nations Children�s Fund (UNICEF) has donated 2.2 million birr which would help raise primary education coverage and enrollment of female students in Somali state, the regional Education Bureau disclosed. Read More


Odayadii nabada qabytii N. America oo shalay Allexandaria Virginia kula shiray Mutacalimiin kasooo jeeda 9aalka Zone ee Somali Regional State. ..21 May 2025
Sadexdii Oday ee Nabada oo kulan layeeshay shalay Mutacalimiin kasooo jeeda 9aalka Zone ee Somali Regional State. Read More


FACTBOX-Key facts on Mengistu, former ruler of Ethiopia..21 May 2025
May 21 (Reuters) - A verdict in the genocide trial against Ethiopia's exiled former dictator Mengistu Haile Mariam is due on Tuesday after 12 years of proceedings.

Here are some key facts about him.
Read More


Wasiir ku xigeenka shaqaalaha mudane Khadar Macalim Cali oo talaadada (23/05/06) laga sugayo inuu soo gaaro magaalada Qabridaharre..21 May 2025
Wasiir ku/xigeenka wasaaradda shaqaalaha ee dawladda dhexe mudane Khadar macalim ayaa maalinta talaadada (23/05/06) laga sugayaa inuu soo gaaro magaalada Qabridaharre Read More


Godey: Mudane Abdi-Raaxo iyo masuuliyiin kale oo maanta gaaray Godey..20 May 2025
Waxaa maanta magaalada Godey soo gaaray mudane Abdi-Raaxo oo kamid ah gudiga fulinta xisbiga lagana soo doorto gobalka Godey iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay wasiirka beeraha ee Kililka mudane Abdullaahi Abdi Laag Read More


Addisababa: Guurtadii Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya oo todabaadka soo socda PM Zenaawi la kulmi doona..20 May 2025
Guurtada Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya oo hadda qaybtoodii yurub ay dib ugu laabteen wadankii gudihiisii ayaa sida warar xog ogaal ah Godeynews u sheegayaan in todabaadka soo socda shir albaabudu u xiran yihiin la yeelan doonaan Raisul wasaare Meles Zenaawi Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com