Godey, 6/20/2006 - Madaxweynaha Somaliya oo ay wehliyaan xubno katirsan dowladiisa ayaa goor dhaweyd ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee magaalada Godey ee deegaanka Somalida Ogadenya.
Read
More
Shir ay Axadii, 17/06/06 ka dhacay magaalada London oo ay iskugu yimaadeen jaalliyadda dibadda ee Joorre (Badhaadhe) ayaa waxaa kasoo qayb galay dadweyne badan,
Read
More
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa waxay Godeynews soo gaarsiiyeen in ciidamada milatarigu ay isbitaalka Godey keeneen dagaal Ooge Maxamed Dheere oo sida la sheegayo xanuunsan.
Read
More
Magaalada JigJiga ayaa waxaa maalmahanba la isla dhexmarayay war aan la xaqiijin karin jiritaankooda oo sheegaya in ciidamada dawlada ee ka hawl-galaya Gobalka Fiiq
Read
More
Wadamada laysku yiraahdo IGAD oo si wayn ugu kala fogaaday isbaddalka layaabka leh ee sida degdega ah u baddalay gabi ahaanba wajiggii siyaasadeed ee geeska Africa gaar ahaan middii Somalia.
Read
More