GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Warar dheeraad: Dagaalkii galabta Iidaale iyo kii Deynuunay oo xoogaga maxaakiimtu dhirbaaxo weyn labeegsadeen kuwa Ethiopianka..26 Dec 2024
Ciidamada Ethiopia ayaa maanta kusoo qaaday soomaaliya dagaallo kala gedisan oo isugu jira cir iyo dhul, iyagoo duqeeyay maanta garoomada diyaaradaha Ballidoogle iyo Muqdisho oo uu aad u koobnaa khasaarahooda.

Read More


Baledweyne: Ciidamada Ethiopianka oo calankoodii kattaagay magaalada Baledweyne iyo iaygoo gubay calankii soomaaliyeed..25 Dec 2024
Magaalada Balaedweyne oo sida lagu soo waramayo ay saaka qabsadeen ciidamada Ethiopianka ayaa waxay markay magaalada soo galeen oo gaareen gurigii xaruntii taliska Gobalka ay calankii soomaaliyed gubeen, kadibna saareen calanka Ethiopia oo wali kahor babanaya xaruntaas. Read More


Muqdisho: Diyaaradaha cadowga Ethiopia oo duqeyay garoomada Muqdisho iyo Ballidoogle iyo Baydhabo oo qarka u saaran inay gacanta u gasho xoogaga maxaakiimta Islaamka..25 Dec 2024
Diyaaradaha dagaalka ee cadowga Ethiopia ayaa saaka duqeeyay garoomada Muqdisho iyo Baalidoogle kuna dhaawacay 4 qof oo kamid ahaa nadiifiyaalka Airportka. Read More


Baydhabo: Cali maxamed Geedi oo lasheegay inuu airportka boorsooyinkiisii geestay, kadib markii maxaakiimtu usoo dhawaadeen fariisinka dawladda ee Baydhabo!!..25 Dec 2024
Warar madax banaan oo Godeynews kasoo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya inuu Cali Maxamed Geedi isaga cararay magaalada uu shalay subax boorsadiisa geestay airportka Baydhabo, kadib markii rasaastii xoogaga maxaakiimta ay soo gaartay daafaha magaalada Baydhabo. Read More


Godey: Garoonkii diyaaradaha magaalada Godey oo ay istimaali karaan diyaaradaha milatariga oo kaliya!!!..25 Dec 2024
Ilo wareedyo kusugan magaalada Godey ayaa waxay shabakada Godeynews usoo sheegeen inay garoonka diyaaradaha magaalada Godey ciidamada milatarigu xirteen Read More


War degdeg ah: Ciidamada Ethiopianka oo weeraro kusoo qaaday deegaanada Deynuunay, Iidaale, Bandiiradleey iyo Jawiil..24 Dec 2024
Xoghayaha guud ee golaha shuurada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Maxamud Sheekh Ibraahim Suuley ayaa shacabka soomaaliyeed usheegay inay ciidamada Ethiopianka ay weerar ballaran oo cir iyo dhul ah saaka kasoo qaadeen deeganada Read More


War degdeg ah: Dagaallo culus oo kabilawday deegaanka Daynuunaay, Bidiiradleey iyo Jawiil oo diyaaraduhu duqeyn xoogan kuhayaan!!!..24 Dec 2024
Ciidamada Ethiopianka oo ay MMI kaga awood roonaaday dagaaladii kale ee maalmahan kasocday Gobbalka Baay iyo hadda isticmaalaya awoodoodii ugu danbayasay iyadoo adeegsanaya diyaaradaha miigga iyo helicopterada Read More


Addisababa: Col Aden Kalmooy oo kamid ahaa qabqablayaashii dagaalka ee maxaakiimtu ka eryeen Kismaayo oo weraysi siinaya TV Ethiopia uu wax kaga sheegaya midowga maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed!!!..23 Dec 2024
Nin soomaali ah oo sheegtay inuu kamid ahaan jiray ciidamadii burburay ee xooga dalka soomaaliyeed oo TV Ethiopia weraysi siiyay Read More


Dagaaladii udhexeeyay MMI iyo Ethiopianka oo markale dib uga qaraxay inta udhexeesa Manaas iyo Goof-Guduud!!!..23 Dec 2024

Xoogaga maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa maalintii 5aad markale foodda daray kuwa Ethiopianka ee difaaca kaga jira hareeraha xerada weyn ee Manaas oo dhinacyo badan dagaallo kaga socdo.
Read More


SIR CULUS: "Waxaa naloo qeybiyay khariiradan, iyadoo nalagu yiri waa inaad qabataan magaalada Dekada ee Kismaayo" waa hadalkii maxaabiista ciidamada Ethiopianka ee lagu qabtay dagaallada kasocda agagaarka Iidaalle...22 Dec 2024
Warar hoose oo sir ah ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Ethiopianka ee afarta maalmood dagaalka kula jiray midowga maxaakiimta aaga Idaalle ay maxaabiistoodii iyo meydkoodiibii ay jeebabkooda kuwateen khariiradda soomaaliya Read More


Diinsoor: Warar dheeraad ah oo kusaabsan dagaallada kasocda agagaarka Baydhabo!!!..22 Dec 2024
Warar dheeraad ah oo saqde dhexe afrikda bari naga soo gaaray jiidda hore ee deegaanka Idaale iyo Manaas ayaa waxay sheegayaan inuu dagaal horleh dib uga bilawday deegaanada kuharayresan xerada Manaas.
Read More


Idaale: Xerada Manaas oo si buuxda gacanta ugu gashay xoogaga midowga maxaakiimta, kadib markii loo awood sheegtay ciidamadii Ethiopianka!!! ..22 Dec 2024
Wararka degdeg ah Godeynews kusoo gaaraya khadka thuraya ee jiida hore ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maxaakiimta ay galabta gacanta kudhigeen dhamaanba xerada Manaas iyo deegaanada kuhareeraysan oo kasaareen ciidamada Ethiopianka ay afarta cisho kula dagaalamayay aagga Iidaalle. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com