GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Minneapolis: Dood Cilmiyeed lagaga hadlayay Xasaradda Geeska Afrika!!!..30 Jan 2025
Shir cilmiyeed balaaran oo lagu gorfeeynayay raad-reebka eey keeni karto duulaanka gardarradda ah ee ciidamadda Itoobiya ku soo qadeen gudaha Soomaaliya iyo saameeynta duulankani ku yeelan karo xiriirka labada dal Read More


Kismaayo: Mudane Mukhtaar Mahad Dauud oo isusoo sharaxay jagada Gudoomiyanimada Gobalka Jubada Hoose..29 Jan 2025
Illaa iyo intii dawladda kumeel gaarka ah soomaaliyeed ay wadanka kuqabsatay taangiyada Ethiopianka iyo duqeynta diyaaradaha Mareykanka waxay goballada dalka qaar kasamaysay maamuladii gudoomiyaasha goballada iyo ku xigeenadoodii. Read More


Kismaayo: C/rashiid Xidig oo ah ninka hagaya diyaaradaha Mareykanka ee duqeynaya shacabka kudhaqan deegaanka Joorre ee Gobalka Jubbada Hoose!!..28 Jan 2025
Warar lagu kalsoonaan karo oo Godeynews kasoo xiganayso mid kamid ah saraakiisha ciidamada huwanta ee Kismaayo jooga ayaa cadeynaya inuu ninka lagu magacaabo C/rashiid Xidig uu yahay midka marin habaabinaya Read More


Addisababa: Males Zenaawi oo sheegay in qeyb kamid ah ciidamadiisa ay maanta bilabayaan inay kasoo baxaan Soomaaliya!!..28 Jan 2025
Raisul wasaaraha dawladda Ethiopia Males Zenaawi ayaa shaaca kaqaaday inuu seddex meelood meel kamid ah ciidamadiisa kujira gudaha soomaaliya ay maanta bilaabi doonaan inay kabaxaan gudaha soomaalia Read More


Institute says researches on crops growing through irrigation registering satisfactory results ..25 Jan 2025
The Ethiopian Agricultural Research Institute said research studies conducted on crops that could be grown using irrigation have registered satisfactory results. Read More


OGAYSIIS: Ururka Ogaden Voice for Peace Oo 27/01/07 Shir ku Qabanaya magaalada Minneapolis, USA. ..25 Jan 2025
Dhamaan Jaaliyada Soomaalida Itoobiya ee ku dhaqan magaalada Minneapolis iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa la ogeysiinayaa in ururka Ogaden Voice for Peace Read More


Official : U.S. ambassador, top Somali Islamist meet..24 Jan 2025
U.S. Ambassador to Kenya Michael Ranneberger has met top Somali Islamist leader Sheikh Sharif Ahmed, who is being held by Kenyan intelligence in Nairobi, a U.S. embassy official said on Wednesday. Read More


Muqdisho: Gantaallo iyo hoobiyaal lagu garaacay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho..24 Jan 2025
Garoonka diyaaradaha magaalada muqdisho ayaa lagu soo waramayaa in goor dhaweyd laga maqlay qaraxyo iyo sawaxan xoogan oo kabilaabmay gantaallo iyo hoobiyaal lagu garaacay goobaha Read More


Kismaayo: Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn cadowtinimo ah wali kuhaya dadka kudhaqan deegaanada Raaskanbooni iyo Kulbiyoow oo kuyaala cirifka koonfureed ee Soomaaliya...24 Jan 2025
Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Kulbiyoow iyo Raaskanbooni oo kuyaalla cirifka koonfureed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in labadii maalmood ee lasoo dhaafay ee diyaaradaha Mareykanku duqeen xoogan ay kuhayeen deeganada hawdka Read More


"Marka hore dabkuu idinka dhigi dumar sidiisiiye, marka xiga dushuu idinka rari sida dameeradee"Sayid Maxamed Cabdille Xasan (Dardaaran-Gabay) ..23 Jan 2025
Maansade dardaaran waxa tiriyay Allah ha unaxariistee halyaygii iyo geesigii soomaaliyeed Sayid Maxamed Cabdille Xasan oo muddo dheer halgan gobanimodoon ah kula soo jiray gaaladii gumaystaha ee shanta gobal u qeybiyay Soomaalida . Read More


Ethiopia Ministry of Foreign Affairs: press statement on the commencement of the withdrawal of ethiopian occupition troops from Somalia ..23 Jan 2025
press statement on the commencement of the withdrawal of ethiopian troops from somalia


Brusseles: EU oo shuruud kuxirtay taageero ay u fidiso ciidamada nabad ilaalineed ee dawladda soomaaliya dalbatay..23 Jan 2025
Masuul sare oo maanta u hadlay midowga Yurub Louis Michel ayaa sheegay inay EU shuruud kuxireen qorshaha lagu taageerayo ciidamada nabad ilaalineed ee loo dirayo soomaaliya. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com